| Home
DOWLADA GOBOLEEDKA MAAKHIR OO MAGCAWDEY 2 GOBOL OO CUSUB
Badhan:- War goor dhoweyd soo gaaray wasaaradda warfaafinta ee Dawlad goboleedka Maakhir State oo ka soo baxay Xarunta Madaxtooyada Dawlad goboleedka Maakhir ayaa sheegaya in la magcaabay laba gobol oo ka mid ah Gobollada uu yeelan doono Maamul goboleedka cusubi, waxan qoraalka ku cad magacyada Gobolada la magcaabay, magaala madaxdooda, iyo masuuliyiinta maamuli doonta oo ay ka mid yihiin, guddoomiyayaasha gobollada iyo madax kale . Hoos ka akhriso Wareegtada lagu magcaabey Maakhir. |
|
|
FADLAN- KA QEYB QAADO DHISIDA WADADA XIDID
Maxaad ka taqaanaa Magaalada CEELAAYO iyo taariikhdeeda [DAAWO SAWIRO]
[WARBIXIN] Magaalada Ceerigaabo waa magaalo sidee ah? [DAAWO SAWIRO]