| Home

ROOB AAD LOOGU DIIRSADAY OO KA DA"AY DEGMADA BURAAN EE GOBOLKA SANAAG


Buraan:Degmada Buraan ee Gobolka sanaag ayaa waxaa si wanaagsan uga da ay Roobabkii dayrta Todobaadkan gudihiisa waxaana roobabakaasi ay ahayeen kuwo lugu diirsaday oo si wanaagsan uga day Dhamaan Dhinacyada iy darfaha Degmadaasi Buraan,kaas oo dhamaan Bulshada Reer Buraan aad ugu riyaaqeen iyadoo Dadka Roobka Hilaadiyaa ay sheegeen in Roobkaasi uu u sii gudbya dhanka Miyiga ah.


waxaa iminka fadhiya Meelaha Qaarood biyihii uu roobkaasi keenay Dhinaca Waqooyi ee Degmada Buraan gaar ahaan Halka lugu Magcaabo qaraajeele ayaa waxaa uu roobkaasi dhigay biyo Durdura oo si xawli ah uga soconayey Meelaha togaga ah.


Roobkan ayaa waxa uu ahaa Roob aan sidaasi u sii waynayn Hase ahaatee waxaa uu ahaa Mid si wanaagsan uqaboojiyey Dadka ku dhaqan Degmada Buraan iyo Nawaaxigeeda ,


Dhinaca kale Dadka Reer Guuraaga ah ayaa iyagu waxaa ay shegayaan Roobab fiican oo ay ku qaboobeen ku waas oo si wanaagsan uga da ay Baadiyaha iyo Meelaha ay Daaqsadaan xoolaha,

Degmada Buraan ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay ka mid tahay Degmooyinka ugu Faca wayn Gobolka Sanaag waxaana ay Noqotaa xiliyada Roobabka Meel aad u qurux badan oo aad ku arki karaysid Buuro waawayn oo cagaaran iyo Weliba Dooga oo ka baxa Meelaha Beeraha ah taasi oo ay soo goostaan Dalaga beeraha ka baxa dadka ku Dhaqan Degmadaasi Buraan.

Isku soo duuboo Degmada Buraan ayaa waxay caan ku tahay Ceelasha Laagaga ah iyo Buuraha ku hareeraysan Magaalada,iyo waliba Isha Dur Durka ah ee ay Biyihu ka Burqanayaan Taas oo ah meel aad indhaha ugu Roon Marka ay da"aan Roobabku.

 

Maxamed Axmed Ciise

LaasqorayNet- Bosaaso

 

 


Daabaco
U dir saaxiibkaa


  NEWS IN ENGLISH

 

  ARABIC

Qaeda threat compounds woes of Yemen's Somali refugees
Kenya deports Jamaican cleric, again
Somalia's al Shabaab threatens Kenya attack By Abdiaziz Hassan and Njuwa Maina
Community leaders: Racial profiling could backfire
Somalia prepares for assault on al- Shabaab
Community leaders: Racial profiling could backfire
Obama rules out sending US troops to Yemen or Somalia
A Somali Pirate in Action Talks to IOL, By Abdulkarim Mohamed Jimale
Communal Groups Back Somali in Bid To Block Israel Lawsuits, By Nathan Guttman
 

نحو تجويد الأداء الإعلام الصومالى

مقتل 16 على الاقل جراء قصف بالعاصمة الصومالية

صوماليون في كينيا يخشون من ردة الفعل بعد أعمال شغب

المؤتمر تأسيس جامعة ماخر

مقتل ثلاثة وزراء على الأقل بانفجار في الصومال في الهجوم الانتحاري في مقديشو

طموحات القاعدة في الصومال والقرن الإفريقي

رابطة طلاب سناج الصوماليه في السودان تقيم حفلتها السنوي

مظاهرات في بوصاصو ومقتل مدني

الامم المتحدة: الصومال يمضي الى الامام ويحتاج مزيدا من المال

     

BARNAAMIJYO KHAAS AH

COMMUNITY LISTINGS


Warning: mysql_connect() [function.mysql-connect]: Access denied for user 'xeebdo1'@'localhost' (using password: YES) in /home/zack70/public_html/c_listings.php on line 4
Fadlan mar kale nasoo booqo