| Home

QARAX XOOGAN OO CAAWA KA DHACAY CAASIMADA DALKA SOMALIYA EE MUQDISHO


Muqdisho:- Qarax xoogan ayaa cawaa Gil gilay isgoyska KM4- ee Magaalada Muqdisho Qaraxaas oo lala beegsadaya Fadhiisin ay halkaas ku leeyihiin Ciidamada Amissom,ee Jooga Caasimada Somaliya ee Muqdisho,qaraxaas wax fuliyay sida la sheegay laba Nin oo Markii qaraxaasi dhacay fakaday.

 Dad goob jooya yaal ah oo ka gaabsaday inay magacooda shaaciyaan ayaa saxaafada u sheegay inay arkeen laba Nin oo Mab,gacmeed ku tuuray meel uu taagan gaadhi ay saaraayeen Ciidamada Ammisson,in kastoo aanay sheegin Dadkaasi Khasaaraha soo gaadhay Askartaas.

Afhayeenka Ciidamada Uganda Captain paddy Ankunda oo  markii qaraxaasi dhacay War siiyay saxafada ayaa shaaca ka qaaday inuu jiro hal Askari oo dhawaac ka soo gaadhay Qaraxaas haatan ay wadaa Baadhi taano Xoogle oo ay baadi goobayaan dadkii Falakaas ka danbeeyay.

Waa qaraxii shanaad ilaa Maanta  Gil gila Gudaha Caasimada Somaliya,iyadoo ay horay u dhaceen Qaraxyo isdaba jooga ah kuwaas oo lala beegsaday Ciidmada Itoobiyaanka,ah.

Dhanka kale waxa jira Hawl-gallo balaadhan oo ay si wada jira u wadaan Ciidamada Itoobiyaanka ah iyo kuwa Dawlada Federaalka ah,iyagoo dhamaanba Xidhay caawa wadooyinka a waa waayn ee magaalada Muqdisho.

 

 

Jaamac Ayaanle

LaasqorayNet-

Daabaco
U dir saaxiibkaa


  NEWS IN ENGLISH

 

  ARABIC

Qaeda threat compounds woes of Yemen's Somali refugees
Kenya deports Jamaican cleric, again
Somalia's al Shabaab threatens Kenya attack By Abdiaziz Hassan and Njuwa Maina
Community leaders: Racial profiling could backfire
Somalia prepares for assault on al- Shabaab
Community leaders: Racial profiling could backfire
Obama rules out sending US troops to Yemen or Somalia
A Somali Pirate in Action Talks to IOL, By Abdulkarim Mohamed Jimale
Communal Groups Back Somali in Bid To Block Israel Lawsuits, By Nathan Guttman
 

نحو تجويد الأداء الإعلام الصومالى

مقتل 16 على الاقل جراء قصف بالعاصمة الصومالية

صوماليون في كينيا يخشون من ردة الفعل بعد أعمال شغب

المؤتمر تأسيس جامعة ماخر

مقتل ثلاثة وزراء على الأقل بانفجار في الصومال في الهجوم الانتحاري في مقديشو

طموحات القاعدة في الصومال والقرن الإفريقي

رابطة طلاب سناج الصوماليه في السودان تقيم حفلتها السنوي

مظاهرات في بوصاصو ومقتل مدني

الامم المتحدة: الصومال يمضي الى الامام ويحتاج مزيدا من المال

     

BARNAAMIJYO KHAAS AH

COMMUNITY LISTINGS


Warning: mysql_connect() [function.mysql-connect]: Access denied for user 'xeebdo1'@'localhost' (using password: YES) in /home/zack70/public_html/c_listings.php on line 4
Fadlan mar kale nasoo booqo