| Home

YUSUF, GEEDI IYO MADOOBE OO LOOGA YEERAY ADDIS ABABA


Muqdisho:- War naga soo gaarey Xarunta Gobolka Baay ee Magaalada Baydhabo ayaa waxay sheegayaan in Madaxweynaha DFKM Mudane Cabdulahi Yusuf, Raysul wasaaraha Dowlada ku meel gaarka ah Mudane Cali Maxamed Geedi iyo Raysul Baarlamaanka Federaalka Mudane Aadan Madoobe ay u dhoofeeyn magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia.

Dhoofkan ayaa yimi iyadoo ay dood aad u kulul ay ka dhex socoto Xubnaha Baarlamaanka iyadoo mustaqbalka Xukuumada Geedi ay baalaha saaran tahay oo laga yaabo iney dhacdo.

Tegitaanka 3da masuul ee ugu sareeya Dowlada ku meel gaarka ayaa lagu micneenayaa in Dowlada Ethiopia ay isku taxaluujineyso sidii ay u xalin lahayd khilaafka ba'an ee dhax yaala masuuliyiinta Sar sare ee Dowlada.

Sidoo kale wararku waxay intaa ku darayaan in Geedi, Yusuf iyo Madoobe-ba ay diyaarad wada qaateen oo isla markaana si deg deg ah ku dhoofey.

Amniga garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa gaaf wareegayey ciidamo isku dhaf iyadoo amniga loo adkeeyey, lagana baqayey qaraxyo lala beegsado masuuliyiinta Dowlada.

Baarlamaanka ayaa weli doodi u socotaa iyadoo ay hareen xubno tiro yar iney hadalkoodii dhiibtaan, qodobada ugu kul kululna waxaa ugu weyn la xisaabtanka Xukuumada iyo in kalsoonida laga qaado iyo inkale.

LaasqorayNET/ Nuur Cismaan.

Muqdisho

Daabaco
U dir saaxiibkaa


  NEWS IN ENGLISH

 

  ARABIC

Qaeda threat compounds woes of Yemen's Somali refugees
Kenya deports Jamaican cleric, again
Somalia's al Shabaab threatens Kenya attack By Abdiaziz Hassan and Njuwa Maina
Community leaders: Racial profiling could backfire
Somalia prepares for assault on al- Shabaab
Community leaders: Racial profiling could backfire
Obama rules out sending US troops to Yemen or Somalia
A Somali Pirate in Action Talks to IOL, By Abdulkarim Mohamed Jimale
Communal Groups Back Somali in Bid To Block Israel Lawsuits, By Nathan Guttman
 

نحو تجويد الأداء الإعلام الصومالى

مقتل 16 على الاقل جراء قصف بالعاصمة الصومالية

صوماليون في كينيا يخشون من ردة الفعل بعد أعمال شغب

المؤتمر تأسيس جامعة ماخر

مقتل ثلاثة وزراء على الأقل بانفجار في الصومال في الهجوم الانتحاري في مقديشو

طموحات القاعدة في الصومال والقرن الإفريقي

رابطة طلاب سناج الصوماليه في السودان تقيم حفلتها السنوي

مظاهرات في بوصاصو ومقتل مدني

الامم المتحدة: الصومال يمضي الى الامام ويحتاج مزيدا من المال

     

BARNAAMIJYO KHAAS AH

COMMUNITY LISTINGS


Warning: mysql_connect() [function.mysql-connect]: Access denied for user 'xeebdo1'@'localhost' (using password: YES) in /home/zack70/public_html/c_listings.php on line 4
Fadlan mar kale nasoo booqo