BARNAAMIJKA FANKA IYO SUUGAANTA MAANTA WAXAAN KUSOO QAADANAYNAA GABAYADII XASAN XAYLE
|
Gabaygan waxa tiriyay abwaan Xasan Xayle waxana ku kalifay nin la odhan jirey Aw-yuusuf ayaa ku yidhi waxaynu aadaynaa Sooomaaliya 1915kii si aad u guursatid gabadh yar , waa adiga habraha guursade e, waana ku adkeeyey, ka dib abwaanku wuxu ku yidhi “ aw yuusufow warqad ii qor ,” waxa uu aw yuusuf u qaatay inuu u dirayo walaalkii Yuusuf Xayle oo jira Ingiriiska , wuxuna Xasan Xayle yidhi warqadda waxan ku idhaahdo ku qor waa inaad ku qortaa , wuxuna yidhi
Talo xumo todoba jeer nin falay haatanna u taagan Taag malaha aadmiga ninkii tawstu qabataaye Tuun tuunka xoolaha ninkii taabka loo geliyo Taw tawle aan edeb lahayn lagu tilmaan ceebe Hadduu wiil tallaabada xarago temeshle tiicaayo Tuko lagama karo wiil ibleys turub u qaadaayo Haddii naagi tiirkay fadhidey loogu tegi waayo Ninkii tiisa kaa buuxsadoo taadana aan yeelin Tiiraanyo iyo ciil ninkii tahan madoobaaday. Waxba gabaygu yuu ila tegine waxan kusoo teeday Tii eebbeheen waxan ahayn toogo lagu waaye LaasqorayNET |
|
|
Wersheda Kaluunka ee Laasqoray ayaa soo bandhigtey Wax soorkeeda Caalamiga ah[Warbixin iyo Sawiro]
[WARBIXIN] Xagee marayaa Machadka Iqra Institute for higher Education, kana qeyb qaado dhameystirkiisa
FADLAN- KA QEYB QAADO DHISIDA WADADA XIDID
Xagee marayaa Dhismaha Machadka Badhan ee Culuumta Sare [Iqra Institute for Higher Education]+SAWIRO
Damala Xagare ee Gobolka Sanaag ayaa la Amaanay Waxbarashadeeda[Daawo Sawiro]
Warshada Kaluunka ee Laasqoray ayaa Gaadhay Hormar Xawli ah[Daawo Sawiro Qurxoon]