| Home

LABO CALEYNTA WARSANGALI IYO DHULBAHANTE IYO MAAMUL XUMIDA MAJEERTEEN BAY PUNTLAND EEDAY.


Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxaa dhistay Beelo Waalaalo ah oo Wad daga Kadib markii ay Dhacday Dowladii Dhexe ee Soomaaliya, puntland ayaa waxaay ka mid tahay Maamulada sida gaarka ah uga badbaaday Dagaaladii Halakeeyay Soomaaliya inteeda kale.

Puntland ayaa sida aan kor kusoo Sheegay waxaa dhistay oo dhidibadau taagay Beelo Ood wadaaga oo isla dhashay waxaana La aasasay Sanadu marki ay ahayd 1998 Bushana ahaydn 1 August ayaa waxaa Magaaladda Garoowe BeelahaasKU doorteen Madaxweyne, Madaxweyne Xukigeen iyo Gudoomiye Baarlmaan.

Dhamaan Beelaha reer Puntland waxay doorashadaa u arken Mid si Cadaalada u dhacday Wax Shaki Ahna lagama qaadin Maadama uu Maamulku Cusbaa Balse Wixii Maamulkaas ka Dambeeyay ayaa Beeluhu waxay kala qaadeen Shaki Weyn Oo Salka ku haya  Arimo qabiil.

Madaxweynihii Hore ee Puntland Col.C/laahi yuusuf Axmed ayaa Kusii wareejiyay Xilka Madaxweyna Nimo Madaxweyne Kuxigeenkiisi oo ahaa Maxamed Cabdi Xaashi Maadamo oo C/laahi Yuusuf ka qeyb galayay Shirkii dibu heshiisiinta ee Somalida loogu qabtay Dalka Kenya.

Doorashadii Dambe ee Xigtay Col. C/laahi Yusuuf ayaa waxaa Kusoo baxay isla Beesha Majeerteen oo waxaa Madaxweyne noqday Gen.

Maxamuud Xirsi Boqor (Cadde Muuse)Doorashadaas ayaaa ahayd Mid Khal Khal galisay Beelihii Kale ee Puntland Wax ka dhisay waxayna Badi u arkeyeen in la afduubtay Maamulkii ay ku Hanweynayeen .

 Arintaaas ayaa ka sii cadhaysiisay Beelaha Harti ee kale waxayna kunoqotay Arin Fajiciso ah oo yaab iyo amakaag leh, Waxay in mudo ah u dulqaateen Maamulkii Cadde Muuse ee ugubka ah Aakhirkii Beelaha Warsangali iyo DhulbahanteWaxay si toosa uga biya diideen Maamulka Cadde Muus oo ay saluugeen qaab dhaqanka uu ku bilowday.

Maamulka Cadde Muuse ayaa Mudadii Afarta Sanno ahyd  ee uu Xilka hayay  Si weyn loogu eedeeyaa oo loogu Xagliyaa kala dilka Beelaha Walaalaha ee Dowlad Gobaleedka Puntlnad ku bahoobay Mudadaa Waxaa Si Wada Jira ay Beelaha Kale u Naceen Cadde Muuse Halka Beelaha qaarna ay Beesha Majeerteen dusha uga rideen wax kastoo ka dhaca deegaanada Puntland.

Beesha Dagta Gobolka Sool ayaa Maamulkii Cadde Muuse Si Weyn ugu eedeeysa La wareegida Gobolkooda ay la wareegeen Somaliland, Beesha  Sool ayaa Ku macneysa qaabka loola wareegay Sool  inuu jiray is afgarad ay sameeyeen Somaliland iyo Puntland.

Sidoo kale ilaayo hada waxaa ku kala qeybsan Puntland Beesha Dhulbahane oo ay Badan kioodu qabaan in Gobolkoodi ay Bixiyeen Beesha Majeerten oo ay Maamul ugu oo gabadeen.

Waxaa Cadaatay inuu is afgarad hore jiray Puntlnad tanyo Markii ay Somaliland ka qabsatay Gobolka Sool ama ay kala wareegtay  ma aysan sameyn wax dhaq-dhaqaaq Militari ah Wax Masuuliyad ahna iska aysan saarin.

Doorashadii Sadexaad ee Puntlnad ayaa waxay kusoo aaday yadoo ay  jirto Xurgufo Qabiil ku salaysan dorashada ayaa waxaa olalaheedi la galay Sanadkii la soo dhaafay dabayaaaqadiisii, doorashadaas ayaa ahayd mid ay si weyn uwada dhursugayeen oo ay u hanqal taageyeen  Shicib weynaha reer Puntlnad  Waxaa Doorashadas kusoo baxay C/raxmaan Shiikh  Maxamed Faroole oo horre uga ahaan jiray Puntland Wasiir oo islamarkaana asoo jeeda isla Beesha Majeerteen yadow Hore ay Puntland labo jeer maxweyne kasoo noqdeen Majeerteen islamarkaana Doorashada Sadexaad la sugayay inuu dhaco isbadal weyn oo lagu naalaado laakin taasi ma dhicin isla Beeshii horre ayaa kusoo noqotay Xukunka waxayna noqotay Kadaroo dibi dhal  waxaana Markaas Kala cadaatay ina ay Puntland qabiil u afduuban tahay. 

Beelaha Warsangali iyo Dhulbahante oo kamida Qabaa’ilada ugu tunka weyn Puntlnad ayaa waxaa yana Meherad u noqotay inay laba caleyaan ama ay Labo Ceeshaan oo ay Puntland iyo Somaliland ukala dhaxeeyaan Taasina waxay Beesha Majeeteen u noqotay Fursaday ay Kagaga Faa’idaystaan Puntland Maadama Beelihi ugu waa weynaa ay Labo Meheradood yeeshaan oo aysan la Xisaabtameyn.

Meesha ay Sartu ka qudhantay ayaa  ah in ay Labada Beelood  ee aan kor kusoo sheegnay ay kala qeybsanyihiin siiba Beesha Gobolka Sool ay yadu dhulkeedi  la wareegeen Somaliland Laakin Beesha Dagta Gobolka Sanaag, Haylaan iyo Bari  Wali Xoog laguma qabsan deegaankeeda laakin sida muuqata waa Beylah waa loo soo dunuunucayaa Puntland-na wax khayr ah uma soo wado Hadii aysan tashan intaan la qabsan sida Gobolka Sool.

Waxaa Hubaal ahaan lahayd hadii ay Warsangali iyo Dhulbahante aysan Somaliland Wax ku darsan lahayn oo banaankoda ka joogi lahaayeen inay Sida Majeerteenka  oo kale Xukunka Markooda qaban laahaayeen Laakin taasi ma suura galin.

Hadaba Puntland Xalkeedu wuxuu kujiraa  qodobada Soo socda.

  1. In Beesha Majeerteen ay joojiso laga bilaabo hada Maamul Xumida iyo kutagrifalka Xunka  Puntland  islamarkaana ay Muujiso Cadaalad, Walaaltinimo iyo Sinaan oo ay ogalaato In Puntlnad la wada dhistay.
  2. Beelaha Warsangali iyo Dhulbahante  inay ka waantoobaan  laba eefka  ama laba Caleynta oo ay isugu luga duwadaan Hal Maamul Si ay u noqdaan dad jira oo islamarkaana Meel loogu soo hagaago leh.

 Hadii ay Puntlnad Sidaas Noqoto oo ay Warsangaliiyo Dhulbahante ka Tanaasulaan Somaliland, Majeerteena Joojiyo Xukun Xumida waxaaa Suura gala in ay Puntlnad noqoto Meel Barwaaqo iyo Badhaadhe leh oo ay Somalida kale kusoo Hirtaan Laakin hadii aysan dhicin sidaasi waxaa Macquula  in Puntland  lagu kala guurayo oo Magaca Puntlnad ay qaataan Qabiil gaara oo uu sii labo jibaarmo Qabiil Nacaybku Qabyaaladda IWM.

Guuleed Maxamed Xassan
Guuleed1980@gmail.com        

Maqaalkan waxaa daabacday Shabakada LaaqorayNET  Laakiin Wuxuu gaaar u yahay qoraaga Maqaalka oo laga Xidhidhii karaa Wixii deel qaaafa.

Daabaco
U dir saaxiibkaa


  NEWS IN ENGLISH

 

  ARABIC

SOMALI GOVERNMENT READY FOR EID SPECTACULAR.
PRESIDENT WELCOMES IMMEDIATE RETURN VISIT BY UN SPECIAL REPRESENTATIVE
The need for Re-organization and Reform in Puntland-Ismail Geldoon
PRESS RELEASE 018/2010 -UN Under-Secretary-General visits President Sheikh Sharif in Mogadishu
ARTICLE-Galgala: Farole’s Waterloo, BY
Joint Statement Condemning Al-Shabab’s attacks against the people of Mogadishu
Somalia's once stable Puntland hit by insurgency - The Associated Press
Sanag And Haylan Elders Committee Spokes Person sends a message to the international Community.
Somali MPs killed in hotel suicide attack
 
زيارة وفد من مظلة التعليم الأهلى وجمعية التضامن الى السودان
الشباب تتبنى هجومي كامبالا وأوغندا مصرة على البقاء بالصومال

مؤتمر في اسطنبول لإرساء الإستقرار في الصومال

القوات الأثيوبية تعبر الحدود وتشتبك مع صوماليين

الحكومة الصومالية: اثنا عشر عنصرا بالقاعدة عبروا للصومال من اليمن

تقرير للامم المتحدة يصف القوات الحكومية الصومالية بالفاسدة وغير الفعالة

تحويل النقود عبر المحمول في الصومال يوفر الاموال وينقذ الارواح

المتمردون يحذرون الحكومة الصومالية الانتقالية من شن هجوم على مواقعهم في مقديشو

     

BARNAAMIJYO KHAAS AH

COMMUNITY LISTINGS

  SPORTS

 

  ISLAM

Dalka Masar oo qaaday Koobkii Africa
Manchester United performance caps their best 10 days since 1999
Spurs in form for United clash
Sanaag oo ku Dur-Durisay Gobolka Sool......Koobka Puntland Premeir Leage ee Dalka India ka socda
Kabtankii Kooxda ESpanyol ee Dalka Spain ayaa la sheegay inuu wadnuhu istaagay
 

أفضل وثيقة تأمين على وجه الأرض

Islaamka iyo reer Galbeedka Aragti Taariikheed / Shiikh Almis Yaxye

علامــــــــــــــات حســـــــــــــــن الخاتمـــــــــــــة

أحكام الأضحية

فضل الصلاة على المصطفى صلى الله عليه وسلم

     
     

  WARAYSIYO

 

  TACSI

 
Faduma Jibrell oo ka waramaysa meesha ay mnareyso Dekeda Laasqoray..5.9.07

Caasha Axmed Cabdalla oo taageertey Maakhir.. SBS 5.9.07

Mudane Moon oo ka waramaya Xaalada Waxbarasho ee Sanaag .. 4.9.07

War saxaafadeed, Gudoomiyaha Sanaag ee Maakhir. ... 3.9.07

Caaqil Warsame Adan Geesood ... 2.9.07

Wareysi: Xasan Badeed oo ka waramay Dekeda Laasqoray. 29.8.07

Wareysi:-Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Maakhir State. 26.8.07

Khudbad cusub oo jeediyey Col Jibriil,25.8.07

Khudbad Taariikhi ah. Col Jibriil Cali Salaad 18.07.2007

Xasan Somali, Gud. Jaaliyada Warsangeli ee UK 17.07.2007

Caawa iyo Sanaag 16.07.2007

Faduma Jibril_HR. 09.07.2007

Maakhir iyo 1da Luulyo. 01.07.2007

Dhegeyso wareysigii SALAAD FAATAX-SBC ee ku aadanaa Dhagaxa

Ciyoon iyo Sanaag

12.05.07

Caaqil Cabdulahi Cabdi Ibraahim 04.05.07

Wareysi:-Mustafe Godane iyo Ceerigaabo 22.04.07

Warbixin ku saabsan Maxamed Cali Ciise 20.04.07

Xaalada Sanaag iyo maanta 19.04.07

BAAQ DANWADAAG. 13.04.07

BAAQ BADHAN. 13.04.07

Dhahar iyo SL-PL 09.04.07

Xaalada Dagaal oo ka taagan Sanaag 08.04.07

Wasiiro ka hadlay Sanaag 31.03.07

Dowlad Goboleedka Danwadaag

Wareysi cusub oo ka waramaya Sanaag 22.01.07

Wareysi BBC Somali La yeelatey Amd Yusuf Xaji Sacid iyo Shirkii Buraan 26.08.06

Wareysi ku saabsan go'aanadii Shirka Buraan 26.08.06

Radio SSCayn:- Shirka London ee Beelaha Sool iyo Sanaag wada dega iyo Dekeda Laasqoray 19.07.06

Ceerigaabo:- Warsaxaafadeed Gudi booqanaya Ceerigaabo 12.07.06

Warbixin ku saabsan dhisida Dekeda Laasqoray iyo Shirkii Horn Relief ee London 28.06.06

BBC:- Xaalufinta iyo Macdanta Sanaag oo go'aano laga soo saarey. 27.06.06


Shirkii Badhan oo guul ku dhamaaday 03-06-06

Wareysiyadii ugu danbeeyey ee shirka Badhan 29-05-06

Wareysi:- M C Dabshid iyo Xasan Faarax 28-05-06

Warbixin iyo wareysiyo Cusub oo ku saabsan shirka Magaalada Badhan ee G Sanaag 27.05.06

Wareysi Cusub oo RL ay la yeelatay Maxamud Ciyoon 18-05-06

Warbixin ku saabsan shirka ka socda Badhan

Qurba Jooga Beesha iyo waxay ka qabaan Majiyahan 17.04.05



Wareysiyo Kale Halakan riix
 
Tacsi kasocota Jaaliyadda iyo Ardayda Reer Maakhir ee Waxkabarata Jaamacadaha Waddanka India ee Qaaradda Asia
Tacsi ku socoto General Ilka jiir, wasiirka arimahada gudaha Puntland
Tacsi ku socota Reer siciid Mohamed abdi majabir oo dhowaan ku geeryoodey Bosaaso
Geeri Naxdinleh Marxuun Cabdi Maxamuud Maxamed [Cabdi Nugaal]
TACSI TIIRAANYO LEH -MARYAN SALAX (DHOODI) oo Geeriyootey 10 December 2009 Wadanka KENYA
 

  HEALTH

 

  TECHNOLOGY

Warning for healthy aspirin users
Steaming hot tea linked to cancer
GUDNIINKA WAA MAXAY GUDNIIN? [Q 2aad, Gudniinka Dumarka]
GUDNIINKA WAA MAXAY GUDNIIN? [Q 1aad]
Dummy use link to ear infections-bbc
 
Debut for world's fastest camera
Prius 'to be part solar-powered'
Internet key to Obama victories-bbc
Casharo Kooban oo ku saabsan Computerka
Google warms to ad deal with Yahoo -FT