GEERI NAXDINLEH MARXUUN CABDI MAXAMUUD MAXAMED [CABDI NUGAAL]
|
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran ayaa Tacsi u diraya Marxuun Cabdi Maxamuud Maxamed Cabid Nugaal oo Maanta Badhan ku Geeriyooday, Marxuunka ayaan Ilaahay Uga Baryaynaa inuu Janadii ka Waraaniyo Ehelkiisan ka siiyo Samir iyo iimaan. Wasiir : abdi lahi axmed jamac (ilkAjeer) dhamaan ardayda reer sannaag ee joogta dalka india ayaa udiraya tacsida Reer abdi nugaal maxamed ismaaciil ciyoon Dhamaan Jaliyadaha Sanaag Hayland ayaa Tacsidaasi diraya waxana ay Ilaahay Uga Baryayaan inuu Janadii Geeyo Marxuunka Amin Amin Qore: Eng Abdi fataax guure |
|
|
Wersheda Kaluunka ee Laasqoray ayaa soo bandhigtey Wax soorkeeda Caalamiga ah[Warbixin iyo Sawiro]
[WARBIXIN] Xagee marayaa Machadka Iqra Institute for higher Education, kana qeyb qaado dhameystirkiisa
FADLAN- KA QEYB QAADO DHISIDA WADADA XIDID
Xagee marayaa Dhismaha Machadka Badhan ee Culuumta Sare [Iqra Institute for Higher Education]+SAWIRO
Damala Xagare ee Gobolka Sanaag ayaa la Amaanay Waxbarashadeeda[Daawo Sawiro]
Warshada Kaluunka ee Laasqoray ayaa Gaadhay Hormar Xawli ah[Daawo Sawiro Qurxoon]