| Home
{HEES CUSUB} WAA CODKII FANAANKA DA'DA YAR EE REER UK, FAYSAL JAWAASE IYO ERAYADII SAALAX NUUR SAALAX
Waxaa dhowaan soo baxdey hees cusub oo ku luuqadeynayo Fanaanka da'da yar ee Faysal Jawaase oo kusugan dalka UK isla markaana laxanka iyo erayada Heestani uu cururiyey Hal abuuraha, Suugaan yahanka, Saalax Nuur Saalax oo ku magac dheer Saalax Suugaan isla markaana heeso badan curiyey sida heesta Dardaaran iyo Dhahar iyo weliba kuwo kale oo badan. Heesta Faysal Jawaase ayaa la yiraahdaa DANAB, waxana soo saarey Studio Himilo sidoo kale heestu waa hees macaan isla markaana erayayado kusoo jiidanayaan. Hoos ka daawo heestii Danab ama halka
Bahda LaasqorayNET |
|
|
Wersheda Kaluunka ee Laasqoray ayaa soo bandhigtey Wax soorkeeda Caalamiga ah[Warbixin iyo Sawiro]
[WARBIXIN] Xagee marayaa Machadka Iqra Institute for higher Education, kana qeyb qaado dhameystirkiisa
FADLAN- KA QEYB QAADO DHISIDA WADADA XIDID
Xagee marayaa Dhismaha Machadka Badhan ee Culuumta Sare [Iqra Institute for Higher Education]+SAWIRO
Damala Xagare ee Gobolka Sanaag ayaa la Amaanay Waxbarashadeeda[Daawo Sawiro]
Warshada Kaluunka ee Laasqoray ayaa Gaadhay Hormar Xawli ah[Daawo Sawiro Qurxoon]