GUDOOMIYE KUXIGEENKA 1AAD EE BAARLAMANKA SOMALILAND SHEEKH AXMED SHEEKH NUUX FURRE OO DIB UGU SOO NOQDAY XUBINTIISI SHIRGUDOON.
|
Fadhigii Golaha Guurtida Somaliland Ee Maanta oo Isniina ayaa Waxaa Cod Loogu qaaday Gudoomiye K/xigeenka Golaha Guurtida Sheekh Axmed Sheekh Nuux Furre oo horey isaga Casilay Xubintiisi Shirgudoon dhamaan Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa diiday Aqbalaada Codsiga Sheekh Axmed Sheekh Furre Gudoomiyaha Golaha Guurtida Ee Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo Maanta Cod u qaaday Gudoomiye k/xigeenka Golaha Guurtida SHeekh Axmed Sheekh Nuux Furre oo iska Casilay dhawaan Xubintiisi Shirgudoon, ayaa dhamaanba Xildhibaanadii kasoo qeyb galay Fadhiga Maanta u codeeyeen inuu dib ugu soo noqdo Xubintiisi Shirgudoon Waxaana Cod Aqlabiyada kusoo celisay 63. Gudoomiye K/xigeenka 1aad Ee Golaha Guurtida Ee Somaliland Sheekh Axmed ayaa Sheegay inuu aqbalay Codsiga Xildhibanada Golaha Guurtida basle uu rabay inuu Markan Iska Nasto Maadama aan kuso jiray buu yiri Sheekh Axmed Mudo 20 Sano Siyaasada Somaliland. C/kariim Xaaji Waraabe oo Xubin ka ah Golaha Guurtida ayaa ku eedeeyay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan in uu dhibaato ka dhex Wado islamarkaana uu Masuulka yahay Khilaafka Soo kala dhex galay Golaha Guurtida. Liibaan C.rashiid Siciid |
|
|
Wersheda Kaluunka ee Laasqoray ayaa soo bandhigtey Wax soorkeeda Caalamiga ah[Warbixin iyo Sawiro]
[WARBIXIN] Xagee marayaa Machadka Iqra Institute for higher Education, kana qeyb qaado dhameystirkiisa
FADLAN- KA QEYB QAADO DHISIDA WADADA XIDID
Xagee marayaa Dhismaha Machadka Badhan ee Culuumta Sare [Iqra Institute for Higher Education]+SAWIRO
Damala Xagare ee Gobolka Sanaag ayaa la Amaanay Waxbarashadeeda[Daawo Sawiro]
Warshada Kaluunka ee Laasqoray ayaa Gaadhay Hormar Xawli ah[Daawo Sawiro Qurxoon]