| Home

XAALADA CAAFIMAAD EE PAUL IYO RACHEL OO LAGA SOO DAYRINAYO.


Lamaanaha u dhashay Britain ee lagu haysto gudaha Soomaaliya kadib markii ay afduubeen burcad badeed Soomaali ah, ayaa sheegay in si xun ay ula dhaqmeen kooxaha haysta

Rachel iyo Paul Chandler, ayaa la hadlay dhaqtar Soomaali ah oo loo ogolaaday in uu booqdo Dhegeyso +Sawiro

Dr M. C. Xangul

Paul Chandler being examined by Somali doctor Abdi Mohamed Helmi Hangul.

Dr Maxamed Cilmi Xangul, ayaa sheegay in qoyska Chandler uu haysto caafimaad xumo dhinaca maskaxda iyo jirka ah

Rachel Chandler

Wuxuu sheegay in uu dawooyin u quray, uguna baaqay kooxda haysata in ay isu geeyaan lamaanaha oo goobo kala duwan lagu hayo

Paul Chandler

Wuxuu xusay in uu kula taliyay sidoo kale kooxda in ay muhiim tahay in ay ka fakaraan daryeelka lamaanaha maadaama ay lacag ku doonayaa, oo ay jeclayn in ay cafimaad darro u dhintaan

Lamaanaha Chandlers

Lamaane Bristish ah oo ay afduubeen budhcad badeed Somali ah Bishii Octobar ee la soo dhaafay ayaa sheegay in aan si fiican loola macaamilin, oo ay gargaar deg deg ah u baahan yihiin.

Gabadha xaaska ah Rachel,oo 56 jir ah, ayaa tiri,” fadlan na caawiya, dadka na haysta nama daryeelaan”

Iyada iyo ninkeeda Paul, ayaa budhcadeed qabsatay iyagoo wata dooni yar, oo ay ku marayeen badweynta India.

Waxay sheegeen in laba meelood lagu kala hayo, waxayna ninmka haysta u ogolaadeen in mudo ah oo gaaban in dhakhtar uu baadho oo eego caafimaadkooda.

Dhakhtarka ayaa sheegay in Rachel ay hayso caafimaad darro jidhka iyo maskaxda ah.

Waxa Dhakhtarku sheegay in gabadho isku buuqsan tahay, oo ay mar walba ninkeeda raadinayso.

Laakiin dhakhtarku ayaa sheegay in Paul, oo lixdan jir ah, isagu ka roon yahay marka loo eego xaaskiisa.

Mudo 3 bilood ka badan ayaa haatan lamaanaha lagu hayey meel ka mid ah Somalia.

Todobadakii la soo dhaafay, ayaa Xoghayaha Arrimaha debeda ee Britain, David Miliband, wuxuu mar kale ku celiyey, in aan dawladu ku lu yeelan doonin lacag madaxfuraso ah oo lamaanaha lagu sii daayo

Balse wuxuu intaas ku daray Miliband, in ayan iska hortaagayn qoyska lamaanaha in ay budhcada kala

Paul Chandler

BBC Somali + AFP

Daabaco
U dir saaxiibkaa


  NEWS IN ENGLISH

 

  ARABIC

SOMALI GOVERNMENT READY FOR EID SPECTACULAR.
PRESIDENT WELCOMES IMMEDIATE RETURN VISIT BY UN SPECIAL REPRESENTATIVE
The need for Re-organization and Reform in Puntland-Ismail Geldoon
PRESS RELEASE 018/2010 -UN Under-Secretary-General visits President Sheikh Sharif in Mogadishu
ARTICLE-Galgala: Farole’s Waterloo, BY
Joint Statement Condemning Al-Shabab’s attacks against the people of Mogadishu
Somalia's once stable Puntland hit by insurgency - The Associated Press
Sanag And Haylan Elders Committee Spokes Person sends a message to the international Community.
Somali MPs killed in hotel suicide attack
 
زيارة وفد من مظلة التعليم الأهلى وجمعية التضامن الى السودان
الشباب تتبنى هجومي كامبالا وأوغندا مصرة على البقاء بالصومال

مؤتمر في اسطنبول لإرساء الإستقرار في الصومال

القوات الأثيوبية تعبر الحدود وتشتبك مع صوماليين

الحكومة الصومالية: اثنا عشر عنصرا بالقاعدة عبروا للصومال من اليمن

تقرير للامم المتحدة يصف القوات الحكومية الصومالية بالفاسدة وغير الفعالة

تحويل النقود عبر المحمول في الصومال يوفر الاموال وينقذ الارواح

المتمردون يحذرون الحكومة الصومالية الانتقالية من شن هجوم على مواقعهم في مقديشو

     

BARNAAMIJYO KHAAS AH

COMMUNITY LISTINGS

  SPORTS

 

  ISLAM

Dalka Masar oo qaaday Koobkii Africa
Manchester United performance caps their best 10 days since 1999
Spurs in form for United clash
Sanaag oo ku Dur-Durisay Gobolka Sool......Koobka Puntland Premeir Leage ee Dalka India ka socda
Kabtankii Kooxda ESpanyol ee Dalka Spain ayaa la sheegay inuu wadnuhu istaagay
 

أفضل وثيقة تأمين على وجه الأرض

Islaamka iyo reer Galbeedka Aragti Taariikheed / Shiikh Almis Yaxye

علامــــــــــــــات حســـــــــــــــن الخاتمـــــــــــــة

أحكام الأضحية

فضل الصلاة على المصطفى صلى الله عليه وسلم

     
     

  WARAYSIYO

 

  TACSI

 
Faduma Jibrell oo ka waramaysa meesha ay mnareyso Dekeda Laasqoray..5.9.07

Caasha Axmed Cabdalla oo taageertey Maakhir.. SBS 5.9.07

Mudane Moon oo ka waramaya Xaalada Waxbarasho ee Sanaag .. 4.9.07

War saxaafadeed, Gudoomiyaha Sanaag ee Maakhir. ... 3.9.07

Caaqil Warsame Adan Geesood ... 2.9.07

Wareysi: Xasan Badeed oo ka waramay Dekeda Laasqoray. 29.8.07

Wareysi:-Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Maakhir State. 26.8.07

Khudbad cusub oo jeediyey Col Jibriil,25.8.07

Khudbad Taariikhi ah. Col Jibriil Cali Salaad 18.07.2007

Xasan Somali, Gud. Jaaliyada Warsangeli ee UK 17.07.2007

Caawa iyo Sanaag 16.07.2007

Faduma Jibril_HR. 09.07.2007

Maakhir iyo 1da Luulyo. 01.07.2007

Dhegeyso wareysigii SALAAD FAATAX-SBC ee ku aadanaa Dhagaxa

Ciyoon iyo Sanaag

12.05.07

Caaqil Cabdulahi Cabdi Ibraahim 04.05.07

Wareysi:-Mustafe Godane iyo Ceerigaabo 22.04.07

Warbixin ku saabsan Maxamed Cali Ciise 20.04.07

Xaalada Sanaag iyo maanta 19.04.07

BAAQ DANWADAAG. 13.04.07

BAAQ BADHAN. 13.04.07

Dhahar iyo SL-PL 09.04.07

Xaalada Dagaal oo ka taagan Sanaag 08.04.07

Wasiiro ka hadlay Sanaag 31.03.07

Dowlad Goboleedka Danwadaag

Wareysi cusub oo ka waramaya Sanaag 22.01.07

Wareysi BBC Somali La yeelatey Amd Yusuf Xaji Sacid iyo Shirkii Buraan 26.08.06

Wareysi ku saabsan go'aanadii Shirka Buraan 26.08.06

Radio SSCayn:- Shirka London ee Beelaha Sool iyo Sanaag wada dega iyo Dekeda Laasqoray 19.07.06

Ceerigaabo:- Warsaxaafadeed Gudi booqanaya Ceerigaabo 12.07.06

Warbixin ku saabsan dhisida Dekeda Laasqoray iyo Shirkii Horn Relief ee London 28.06.06

BBC:- Xaalufinta iyo Macdanta Sanaag oo go'aano laga soo saarey. 27.06.06


Shirkii Badhan oo guul ku dhamaaday 03-06-06

Wareysiyadii ugu danbeeyey ee shirka Badhan 29-05-06

Wareysi:- M C Dabshid iyo Xasan Faarax 28-05-06

Warbixin iyo wareysiyo Cusub oo ku saabsan shirka Magaalada Badhan ee G Sanaag 27.05.06

Wareysi Cusub oo RL ay la yeelatay Maxamud Ciyoon 18-05-06

Warbixin ku saabsan shirka ka socda Badhan

Qurba Jooga Beesha iyo waxay ka qabaan Majiyahan 17.04.05



Wareysiyo Kale Halakan riix
 
Tacsi kasocota Jaaliyadda iyo Ardayda Reer Maakhir ee Waxkabarata Jaamacadaha Waddanka India ee Qaaradda Asia
Tacsi ku socoto General Ilka jiir, wasiirka arimahada gudaha Puntland
Tacsi ku socota Reer siciid Mohamed abdi majabir oo dhowaan ku geeryoodey Bosaaso
Geeri Naxdinleh Marxuun Cabdi Maxamuud Maxamed [Cabdi Nugaal]
TACSI TIIRAANYO LEH -MARYAN SALAX (DHOODI) oo Geeriyootey 10 December 2009 Wadanka KENYA
 

  HEALTH

 

  TECHNOLOGY

Warning for healthy aspirin users
Steaming hot tea linked to cancer
GUDNIINKA WAA MAXAY GUDNIIN? [Q 2aad, Gudniinka Dumarka]
GUDNIINKA WAA MAXAY GUDNIIN? [Q 1aad]
Dummy use link to ear infections-bbc
 
Debut for world's fastest camera
Prius 'to be part solar-powered'
Internet key to Obama victories-bbc
Casharo Kooban oo ku saabsan Computerka
Google warms to ad deal with Yahoo -FT