| Home

MA DOWBAA IN LA DACWEEYO GENERAL MAXAMED CALI SAMATAR


Waxaa Maalmahanba ka socotay Wadanka Marykanka Dacwad ka dhana Gen, Maxamed Cali Samatar oo kamida ahaa Madaxdii Sar Sarre Dowladii Kacaanka Islamarkaana uu ahaa Masuulkii Labaad Ee ugu Sareeyay Dalka ayaa Waxaa Dacwad kusoo oogay Dad Kasoo Jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliya Ee hada la baxay Somaliland oo ku nool Wadanka Maraykanka yagoo ku andacoonaya inuu Masuuul ka ahaa Sida ay sheegeen Xasuuq ka dhacay Deegaanadaas Sanadii 1988 iyo Sanadihii ka dambeeyay.

Gen. Maxamed Cali Samatar oo tanyo Wixii ka dambeeyay Bururkii Dowladii Dhexe ee Soomaaliya ku Noolaa Wadanka Maraykanka ayaa Waxaa Dacwad u haysta Sida aynu la Socono Haraadigii Jabhadii SNM oo qabta inuu Gen. Samatar ahaa Masuulkii Sixiixay in La Duqeeyo Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco, Hadaba Waxaan Faaladdan Diirada ku Saarayaa Dacwada Gen. Samatar oo aan Halku Dhig uga dhigay (Ma Dowbaa In La Dacweeyo Gen. Maxamed Cali Samatar).

 

Ugu Horeyn Waxaan Jeclahay inaan Marka hore Akhristayaasheyda Sharafta iyo Karaamada iga Mudan Xasuusiyo Qofka uu ahaa Gen. Maxamed Cali Samatar oo ah Ninka Hada Dacwada Loo haysto, Gen. Maxamed Cali Samatar Wuxuu ahaa Masuulkii Labaad Ee u Sareeyay Golaha Kacaanka ama aan dhehee Xibsigii Hanti-wadaaga Kacaanka Soomaaliyeed (XHKS) Gen.Samatar Wuxuu Ahaa Madaxweyne K/xigeenkii Jamuuriyada Soomaaliya Wuxuuna Ahaa Ninka Darajada Ugu Sareysa Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed Gaadhay oo ah Sareeye Guuto Wuxuuna ahaa Markale Wasiirkii Difaaca Ee Jamuuriyada Soomaaliyeed kama Gayoon Karo Taariikhda Dheer ee uu leeyahay Gen. Samatar hasayeeshee Waxaan kusoo koobayaa Inahaas.

Dacwada Gen. Samatar ay kusoo oogeen Jabhadii SNM Ee hada u Xuubsiibatay Somaliland Waxay kusoo beeg maysaa 20 Sano kadib oo ay Soomaaliya Dowlad Laa aan tahay Waxaa Is Weydiin Mudan run ahaantii Dadka hada Dacwada kusoo oogay Gen. Samatar Xagee bay jireen 20-kaas Sano Waa Arina ay adag tahay Jawaabteedu basle Waxaan ku Masaali karaa in Dadkaasi Hurdeen oo hada Soo Baraarugeen, Waxaynu ognahay Dowlad Kasta oo Aduunka ka jirta in ay Mucaaradka kasoo horjeeda ay u isticmaasho Xeelad kasto oo ay ku bad baadsan karto Xukunkeeda, Marka aan leeyahay Xeelad kasta Way u Isticmaali kartaa Waxaa hoos iminaysa islamarkaaba inay Dowladu u Isticmaasho Xoog Milaatri oo ay duqeyn Karto Goobaha ay ku tuhunto Jabhada ama ay Gabaadka ka helayaan.

Hadaba Su aashu Waxa Weeye Gen. Maxamed Cali Samatar Masuul ma ka Noqon karaa Dagaalkii ay Dowladiisu la gashay Jabhadii Waqooyi Galbeed ee SNM iyo Jabhadihii Kale ee waayadaa jiray Su aashu Waa maya Sidaan filayo.Sidoo kale Macquul Ma noqon Kartaa Dagaalkii ay la gashay Dowladii Xiligaas talinaysay Jabhadii SNM Ee Waqooyi Galbeed in hada laxagal daaciyay oo Loo Rogo inay Dowladu Gumaaday Shacab iyo Maxaas.

Sidaan la Socono Shantii Golaha Sarre ee Hormuudka u ahaa Dowladii Jaalle Maxamed Siyaad Barre Waxaa ka nool hada Sadex Nin oo kala ah Axmed Saleebaan Daflle, Ismaaciil Abakor iyo  Maxamed Cali Samatar halka ay geeriyoodeen Madaweynihii Jamuuriyada Jaalle Maxamed Siyaad Barre iyo Kulmiye Afrax , Maxay tahay hadaba Arinta gaarka ku ah Gen, Samatar Ee Haraadiga SNM ku haystaan  umalayn maayo inuu Wax kaga duwan yahay Labada Nin ee kale Ee hada Nool basle Waxaan qabaa In Gen. Maxamed Cali Samatar ay Haraadiga SNM qabiil ahaan ku Muquuninayaan Laakin Waxaan u sheegayaa qolyahaas in uu Gen. Samatar haysto Soomaalida Inteeda Maskax ahaan iyo Jidh ahaanba  Fiyow.

Akhristayaal Waxaan Jeclahay inaan Markan idin Xasuusiyo Cadaalad darada Meesha ka jirta iyo qar iska Xoornimada Haraadiga Jabhada SNM Magaaladda Haregysa Waxaa hada ku nool  Mid kamida Shantii Golaha Sarre Ee Kacaanka Waa Ismaaciil Abakor Maxay tahay Sababta Hargeysa Loogu Maxkamadeyn waayay Qadiyadu Waa iska Cadahay uma baahna Faah faahin badan Ismaciil Abakor Waa Nin Reer Hargeysa waa adagtay Sida lagu Xukumo War hooy yaan cadalada laga tagin Isku si haloola dhaqmo Wixii Dowladii Milatariga Raad ku lahaa ama ha laga wada qaado Faraha.

Markale Waxaan jeclahay inaan AKhristayaasheyda Xasuusiyo Ragga Hogaanka u haya Maamulka Somaliland inay isugu jiraan Sirdoonkii Dowladii Rijiimka iyo Saraakiishiisi, Madaxweynaha haatan Taladada haya  Somaliland Waa Daahir Riyaale Wuxuuna ahaa Nabad Sugidii Soomaaliya(NSS) oo ay dad badan oo reer Hargeysa ahi Rumaysan yihiin inuu Khaarajiyay Siyaasiyiin Reer Hargeysa ah oo Waagaas Fikir ahaan Ama Siyaasad ahaan kasoo horjeeday Dowladii jirtay, Sidoo kale Inta badan Golaha Wasiirada Somaliland Waxay ahaayeen  (NSS) Waxaana kamida ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha C/laahi Ismaaciiil Cali (Cirro), Wasiirka Maaliyada Cawil Cali Ducaale.

Qolada Dhalinyarada ah ee iska daba dhigatay Gen. Maxamed Cali Samatar Kolay hada Waxba ka faa iidi maysane Samayar Waxaan idinkula talin lahaa Raggii In la Maxkamdeeyo Mudnaa Waa kuwa jooga Hargeysa aynu Marka hore galo Falawgeeda Sidaan Maxkamad Caalamiya u soo saari lahayn Waynu wada ognahay Qolyaha Hargeysa Joogaa Gaboodfalyada ay ka galeen Dadka iyo Dalkaba.

Maxaa La gudboon Jaaliyadaha Soomaaliyeed Ee Ku Nool Waqooyiga AMerica.?

Waxaa la gudboon Jaaliyadaha Soomaaliyeed Ee ku dhaqan Waqooyiga AMerica inay Is garab taagaan oo u muujiyaan Taagero Hiil iyo Hooba Leh  Halyeeygeena  Qaran Ee Gen. Maxamed Cali Samatar Waa inay ka damqadaan Xaqdarada iyo Dulmiga qaawan Ee loo geysanayo  

Gen Maxamed Cali Samatar Maanta oo kale Soomaali dhexdeeda Muxuu ka Mudnaa?

Maanta oo kale Bulsha Weynta Soomaaliyeed Wuxuu ka Mudnaa Gen. Maxamed Cali Samatar Ixtiraam, Xushmad, Qadarin, Karaamayn, Dhaqaaleyn Soo dhaweyn, Marnaba kama Mudneyn Bulshada Soomaaliyeed Dhexdeeda In Maxkamad Lasoo Taago oo Waliba Lagu eedeeyo Wuxuusan Shuqul ku lahayn Islamarkaana dusha laga saaro wuxuusan eed ku lahaynn.

Lasoco qeybta Labaad

Akhriste Wixii Su aala Waxaad Kusoo hagaajin kartaa Cinwaanka Hoos ku qoran Adiga oo ka duulaya Cinwaanka Warbixinta oo ah Ma Dowbaa in la Dacweeyo  Gen. Maxamed Cali Samatar,

Waxaa Warbixintan Soo diyaariyay
Liibaan C.rashiid Siciid
Liibaan5711@hotmail.com
Liibaan@Laasqoray.Net

Daabaco
U dir saaxiibkaa


  NEWS IN ENGLISH

 

  ARABIC

The need for Re-organization and Reform in Puntland-Ismail Geldoon
PRESS RELEASE 018/2010 -UN Under-Secretary-General visits President Sheikh Sharif in Mogadishu
ARTICLE-Galgala: Farole’s Waterloo, BY
Joint Statement Condemning Al-Shabab’s attacks against the people of Mogadishu
Somalia's once stable Puntland hit by insurgency - The Associated Press
Sanag And Haylan Elders Committee Spokes Person sends a message to the international Community.
Somali MPs killed in hotel suicide attack
Somalia at 50: From heaven to hell
The Galgala Conflict and its Long-term security Implication on the Region
 
زيارة وفد من مظلة التعليم الأهلى وجمعية التضامن الى السودان
الشباب تتبنى هجومي كامبالا وأوغندا مصرة على البقاء بالصومال

مؤتمر في اسطنبول لإرساء الإستقرار في الصومال

القوات الأثيوبية تعبر الحدود وتشتبك مع صوماليين

الحكومة الصومالية: اثنا عشر عنصرا بالقاعدة عبروا للصومال من اليمن

تقرير للامم المتحدة يصف القوات الحكومية الصومالية بالفاسدة وغير الفعالة

تحويل النقود عبر المحمول في الصومال يوفر الاموال وينقذ الارواح

المتمردون يحذرون الحكومة الصومالية الانتقالية من شن هجوم على مواقعهم في مقديشو

     

BARNAAMIJYO KHAAS AH

COMMUNITY LISTINGS

  SPORTS

 

  ISLAM

Dalka Masar oo qaaday Koobkii Africa
Manchester United performance caps their best 10 days since 1999
Spurs in form for United clash
Sanaag oo ku Dur-Durisay Gobolka Sool......Koobka Puntland Premeir Leage ee Dalka India ka socda
Kabtankii Kooxda ESpanyol ee Dalka Spain ayaa la sheegay inuu wadnuhu istaagay
 

أفضل وثيقة تأمين على وجه الأرض

Islaamka iyo reer Galbeedka Aragti Taariikheed / Shiikh Almis Yaxye

علامــــــــــــــات حســـــــــــــــن الخاتمـــــــــــــة

أحكام الأضحية

فضل الصلاة على المصطفى صلى الله عليه وسلم

     
     

  WARAYSIYO

 

  TACSI

 
Faduma Jibrell oo ka waramaysa meesha ay mnareyso Dekeda Laasqoray..5.9.07

Caasha Axmed Cabdalla oo taageertey Maakhir.. SBS 5.9.07

Mudane Moon oo ka waramaya Xaalada Waxbarasho ee Sanaag .. 4.9.07

War saxaafadeed, Gudoomiyaha Sanaag ee Maakhir. ... 3.9.07

Caaqil Warsame Adan Geesood ... 2.9.07

Wareysi: Xasan Badeed oo ka waramay Dekeda Laasqoray. 29.8.07

Wareysi:-Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Maakhir State. 26.8.07

Khudbad cusub oo jeediyey Col Jibriil,25.8.07

Khudbad Taariikhi ah. Col Jibriil Cali Salaad 18.07.2007

Xasan Somali, Gud. Jaaliyada Warsangeli ee UK 17.07.2007

Caawa iyo Sanaag 16.07.2007

Faduma Jibril_HR. 09.07.2007

Maakhir iyo 1da Luulyo. 01.07.2007

Dhegeyso wareysigii SALAAD FAATAX-SBC ee ku aadanaa Dhagaxa

Ciyoon iyo Sanaag

12.05.07

Caaqil Cabdulahi Cabdi Ibraahim 04.05.07

Wareysi:-Mustafe Godane iyo Ceerigaabo 22.04.07

Warbixin ku saabsan Maxamed Cali Ciise 20.04.07

Xaalada Sanaag iyo maanta 19.04.07

BAAQ DANWADAAG. 13.04.07

BAAQ BADHAN. 13.04.07

Dhahar iyo SL-PL 09.04.07

Xaalada Dagaal oo ka taagan Sanaag 08.04.07

Wasiiro ka hadlay Sanaag 31.03.07

Dowlad Goboleedka Danwadaag

Wareysi cusub oo ka waramaya Sanaag 22.01.07

Wareysi BBC Somali La yeelatey Amd Yusuf Xaji Sacid iyo Shirkii Buraan 26.08.06

Wareysi ku saabsan go'aanadii Shirka Buraan 26.08.06

Radio SSCayn:- Shirka London ee Beelaha Sool iyo Sanaag wada dega iyo Dekeda Laasqoray 19.07.06

Ceerigaabo:- Warsaxaafadeed Gudi booqanaya Ceerigaabo 12.07.06

Warbixin ku saabsan dhisida Dekeda Laasqoray iyo Shirkii Horn Relief ee London 28.06.06

BBC:- Xaalufinta iyo Macdanta Sanaag oo go'aano laga soo saarey. 27.06.06


Shirkii Badhan oo guul ku dhamaaday 03-06-06

Wareysiyadii ugu danbeeyey ee shirka Badhan 29-05-06

Wareysi:- M C Dabshid iyo Xasan Faarax 28-05-06

Warbixin iyo wareysiyo Cusub oo ku saabsan shirka Magaalada Badhan ee G Sanaag 27.05.06

Wareysi Cusub oo RL ay la yeelatay Maxamud Ciyoon 18-05-06

Warbixin ku saabsan shirka ka socda Badhan

Qurba Jooga Beesha iyo waxay ka qabaan Majiyahan 17.04.05



Wareysiyo Kale Halakan riix
 
Tacsi kasocota Jaaliyadda iyo Ardayda Reer Maakhir ee Waxkabarata Jaamacadaha Waddanka India ee Qaaradda Asia
Tacsi ku socoto General Ilka jiir, wasiirka arimahada gudaha Puntland
Tacsi ku socota Reer siciid Mohamed abdi majabir oo dhowaan ku geeryoodey Bosaaso
Geeri Naxdinleh Marxuun Cabdi Maxamuud Maxamed [Cabdi Nugaal]
TACSI TIIRAANYO LEH -MARYAN SALAX (DHOODI) oo Geeriyootey 10 December 2009 Wadanka KENYA
 

  HEALTH

 

  TECHNOLOGY

Warning for healthy aspirin users
Steaming hot tea linked to cancer
GUDNIINKA WAA MAXAY GUDNIIN? [Q 2aad, Gudniinka Dumarka]
GUDNIINKA WAA MAXAY GUDNIIN? [Q 1aad]
Dummy use link to ear infections-bbc
 
Debut for world's fastest camera
Prius 'to be part solar-powered'
Internet key to Obama victories-bbc
Casharo Kooban oo ku saabsan Computerka
Google warms to ad deal with Yahoo -FT