| Home
TACSI KASOCOTA JAALIYADDA IYO ARDAYDA REER MAAKHIR EE WAXKABARATA JAAMACADAHA WADDANKA INDIA EE QAARADDA ASIA
|
Waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh ka diraaya dhamaan ardayda reer Maakhir ee waxka barata jaamacadaha Waddanka India waxa ay u tacsi kadiraayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuum Khaalid Suldaan Maxamuud Cali Shire. Ahmed Xamuurad Maxamed Xasan Karaani Maxamed Mijir Cabdi Gaafaadhi C/xakiin Cismaan Nuur (Weero) C/risaaq ciise anshax Cumar Badmaax C/ladiif Ahmed Hindi Jibriil Saadaad Maxamed-deeq Aadan Cabdule Iyo dhamaan Jaaliyada Reer Maakhir ee ku dhaqan dalka india, waxay tacsi tiiraanyo leh hawada u soo marinayaan Qoyska Reer Maxamuud Cali-shire ee uu ka geeriyooday Alaha u Naxariistee Marxuum Khaalid Suldaan Maxamuud Garaad Cali-shire. Waxaanu marxuumka Ilaahay uga baryeynaa inuu naxariistiisa jano siiyo, dhamaan Asxaabtii, Qaraabadii, Eheladii, Xaaskii iyo caruurtii uu ifka kaga tagayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo Aamiin.....Aamiin.....Aamiin. Jaamac Joofane Joofane11@hotmail.com Bossaso Puntland Somalia Laasqoray.net |
|
|
Wersheda Kaluunka ee Laasqoray ayaa soo bandhigtey Wax soorkeeda Caalamiga ah[Warbixin iyo Sawiro]
[WARBIXIN] Xagee marayaa Machadka Iqra Institute for higher Education, kana qeyb qaado dhameystirkiisa
FADLAN- KA QEYB QAADO DHISIDA WADADA XIDID
Xagee marayaa Dhismaha Machadka Badhan ee Culuumta Sare [Iqra Institute for Higher Education]+SAWIRO
Damala Xagare ee Gobolka Sanaag ayaa la Amaanay Waxbarashadeeda[Daawo Sawiro]
Warshada Kaluunka ee Laasqoray ayaa Gaadhay Hormar Xawli ah[Daawo Sawiro Qurxoon]