| Home

DARIIQA JANADA QISO DHAB OO KA DHACDAY AMISTARDAM (HOLAND)


 Maalinkasta oo Jimce ah Salaada ka dib waxaa jiray Nin Iimaam ah iyo Inankiisa oo 11jir kuna Noolaa Magaalda Amistardan (Holand) ayaa waxa ay u bixi jireen Jidadka iyo Guryaha Magaalada ay Deganaayeen ee Amistardam si ay ugu qaybiyaan Kitub yar-yar oo Ciwaankoodu ahaa Dariiqa Janada Loo maro iyo qaar kale oo iyaguna ka hadlaya Islaamka.

 

Hadaba Maalin ka mid ah malaamaha Salaadii Jimce ka dib waxaa timid Waqtigii Iimamka iyo Inankiisu u bixi jireen Dacwada Wadooyinka Amistardam si ay ugu Wasacaan (Qaybiyaan)Kitaabada yar-yar ee ka hadlaya Islaamka Maalintaa Jawigu Dibadu waxa uu ahaa mid aad u Qabaw waayo Roobab ayaa Da'yay Inankii waxa uu bilaabay in uu Xidho dhar fara badan si aanu u dareemin Qabawga, markaas ayuu Aabihii ku jidha Abaabo diyaar ayaan ahay markaas ayuu Aabihii waydiiyay maxaad diyaar u tahay Inanki ayaa ugu jawaabay,Aabo, waxaa la gaadhay Waqtigii aan Qaybin lahay kutubta Islaamiga Markaas ayuu Aabihii ugu jawaabay, waxaa dhacaya Qabaw Hawada banaankuna ma fiicna, markaas ayuu Inankii ugu jawaabay, Aabo, waxaa jira halkaa Dad wali ku socda Naarta inkastoo Qabaw iyo Roobab jiraan.

Aabihii, ayaa ugu jawaabay laakiin anigu uma baxayo Qabawgan, markaas ayuu Inanki Sabiga ahaa ku yidhi Aabo suurta gal ma tahay in aan anigu soo qaybiyo Kutubta isagoo ku ce-celinya Aabihii-Aabihii ayaa ku yidhi waa suurta gal inta uu u dhiibay waxoogaa Kutub ah ayuu Inankiina ugu jawaabay Aabo waad mahadsan tahay, la saco Inankan Dadiisu waa kow iyo toban jir u baxaya xiligan Qabawga aha Wadooyinka si uu u qaybiyo Kutubtaa Islaamiga ah, waxa uu bilaabay in uu kutubta u qaybiyo Qofkii uu lakulmaba isagoo waliba Guryahay Xaafada ku garaacaya oo u qaybinaya Kutubta guri-guri laba sacaadood ka dib marka uu dhex socday Qabawga waxaa Gacantiisa ku soo hadhay Kitaab kaliya isagoo raadinay Qofka u danbeeya ee uu siin lahaa Kitaabkan soo hadhay, lakiin Wadooyinku waa cidla oo way haawanayaan cidna ma socoto markii uu waayay Qofnaba ayuu goostay in uu u dhaqaaqo xaga Guryaha u dhaw si uu u siiyo xabadan Kitaabka ah ee ku soo hadhay.

Waxa uu bilaabay in uu Garaaco Albaabka Guri ku dhawaa, lakiin cidna umay jawaabin wuu ku cel-celiyay garaacii Albaabka lakiin cidana wali kamay furin waxa uu isku dayay in uu iskaga tago lakiin wax ayaa u diidaya in uu ka tago, markii u danabaysay ayuu aad u yara Garaacay Jalaskii isagoon ogayn cida uu sugayo ilaa Wakhtigaa wuu ku yara dheeraaday garaacii si lama filaan ah ayaa loo furay Albaabkii waxaa ka furtau Aalbaabkii Qof Dumar aha oo da'ah Wajigeedana ay Murugo ka muuqato waxay ku tidhi maxaad u baahn tahay Inankaygiiyaw?

Inankii yaraa oo ku eegay indhihiisa Nuurku ka muuqdo ayaa ku yidhi waan ka xumahay in aan ku dhibay ama aan kaa xanaajiyay, laakiin waxa kailya ee aan rabo in aan kuu sheego waxaa weeye ilaahay waa ka kaliya ee ku jecel kuna caawinkara waxaanse u imid in aan ku siiyo Kitaabkaygii iigu danbeeyay kaas oo kaagawarami doona wax kasta oo ilaahay xagiisa ku saabsan iyo sidaad ku kasban karto ilaahay raali ahaanshihiisa markaas ayu u dhiibay kitaabkii Yaraa markas ayay ku tidhi waad mahadsantahay Inankaygiiyaw.

Wiigii danbe markii Iimaamkii Khudbadii dhameeyay ayuu yidhi yaa su'aal qaba mise Safafka danbe ee Dumarka Qof weyn oo Dumar ah ayaa tidhi Qofna may garanyo Jimacahan horena umaan iman halkan Jimcihii hore maan ahayn Muslim kumanaan fakirin in aan noqonayn Muslim, Ninkaygii waxa uu Dhintay Bilo ka hor waxaanu igaga tagay Aduunyadan kalinimo Jimcihii tagay Jawigu waxa uu ahaa mid aad u qabaw Roobna wuu da'yay waxaan goostay in aan isdilo waayo wax Amal ah iigumay hadhin Noloshan oo waan ka quustay waxaan soo qaatay Xadhig iyo Kursi Xadhiguu waxaan ka soo laalaadiyay Qolka aan ku jiray xagiisa sare Xadhigii markaan xidhay ee aan u diyar garoobay in aan iska soo deldelo ee aan kursigii isku taagay ee aan qoorta la galay kaligaynaa aan ahaa Murugo badana ay i hayso oo aan rabo in aan ka dhuunto, ayaa si lama filaan ah waxaan u maqlay Cod Aalbaabka waxaan goostay inaanan ka furin oo aan sugo inta uu iga tagayo balse waxa uu ahaa cod aan tagay balse sii kordhaya markaas ayaan Naftaydii la sheekaystay oo aan ku idhi qofkan kaa tagi waayay wa'ayo markaas ayaan xadhigii intaan ka bixiyay Qoortaydii ayaan goostay in aan eego Qofkan Albaabka xoog u garaacaya, markii aan Aalbabkii Furay may rumaysan Indhahaygu waab Sabi yar oo wajigiisa ay ka muuqato farxad iyo dhoola cadaynta Malaa'igta oo aan hore u arag mid la mid ah kelmadii ka soo baxay Afkiisa ayaa Qabsaday Qalbigaygii dhintay islamarkaana dib u soo Noolaysay oo ka saartay rejo la'aantii,

waxa uu igu yidhi Sayidadaydiiyeey waxan kuugu imid Waqtigan inaan ku idhaah ilaahay wuu ku jecel yahay waanu ku caawinayaa, ka dibna waxa uu isiiyay Kitaabkan aan sido ee Ciwaankiisu yahay Dariiqa Janada loo maro Waqti adag ayay ahayd aniga iyo isagaba waayo Jawiga ayaa adkaa waxaan Aakhriyay kelmad kasta oo ku jirta Kitaabkan marakaan dhameeyay ayaa bilababay in aan Xadhigii iyo Kursigiiba meesha ka qaado waayo midkoodna iminka uma baahni oo waxaba ii tari maayaan waad i aragtaa iminka waan Farxsanahay waayo waxaan ogaaday in uu Jiro ilaah dhab ah waxaan u imid inan idiinku mahad noqo Malagan yar ee aad ii soo dirteen Waqti munaasib ah ilaahay ayaa mahad iska leh may jirin qof aan Ooyin Dadkii Masaajidka joogay mar qudha ayaa saaxadii isla kacday iyadoo Dadkii ku Qaylinayaan ALaahu akabar-Alaahu Akabar Imaamkii ayaa ka soo degay Mimbarkii markaa ayuu agfadhiista Inankiisii isaga oo Ooyaya,hadaba Su'aasha aan waydiinaya Naftayda iyo Dadka ku nool Caalamak Qarbiga waxaa leeyahay maxaan u gudbinay Dadka aan muslimiinta ahayn ee aan la Noolahay ee ku saabsan Diinteena Islaamka ah* ilahay in Sabab kaaga dhigo in Qof gacantaad ku soo Muslima *ayaa kaaga khayr badan Aduunka iyo waxa yaala Xadiiskii nebiga scw.

Hussein sulub Jama

 husseinsulub14@yahoo.com

Daabaco
U dir saaxiibkaa


  NEWS IN ENGLISH

 

  ARABIC

SOMALI GOVERNMENT READY FOR EID SPECTACULAR.
PRESIDENT WELCOMES IMMEDIATE RETURN VISIT BY UN SPECIAL REPRESENTATIVE
The need for Re-organization and Reform in Puntland-Ismail Geldoon
PRESS RELEASE 018/2010 -UN Under-Secretary-General visits President Sheikh Sharif in Mogadishu
ARTICLE-Galgala: Farole’s Waterloo, BY
Joint Statement Condemning Al-Shabab’s attacks against the people of Mogadishu
Somalia's once stable Puntland hit by insurgency - The Associated Press
Sanag And Haylan Elders Committee Spokes Person sends a message to the international Community.
Somali MPs killed in hotel suicide attack
 
زيارة وفد من مظلة التعليم الأهلى وجمعية التضامن الى السودان
الشباب تتبنى هجومي كامبالا وأوغندا مصرة على البقاء بالصومال

مؤتمر في اسطنبول لإرساء الإستقرار في الصومال

القوات الأثيوبية تعبر الحدود وتشتبك مع صوماليين

الحكومة الصومالية: اثنا عشر عنصرا بالقاعدة عبروا للصومال من اليمن

تقرير للامم المتحدة يصف القوات الحكومية الصومالية بالفاسدة وغير الفعالة

تحويل النقود عبر المحمول في الصومال يوفر الاموال وينقذ الارواح

المتمردون يحذرون الحكومة الصومالية الانتقالية من شن هجوم على مواقعهم في مقديشو

     

BARNAAMIJYO KHAAS AH

COMMUNITY LISTINGS

  SPORTS

 

  ISLAM

Dalka Masar oo qaaday Koobkii Africa
Manchester United performance caps their best 10 days since 1999
Spurs in form for United clash
Sanaag oo ku Dur-Durisay Gobolka Sool......Koobka Puntland Premeir Leage ee Dalka India ka socda
Kabtankii Kooxda ESpanyol ee Dalka Spain ayaa la sheegay inuu wadnuhu istaagay
 

أفضل وثيقة تأمين على وجه الأرض

Islaamka iyo reer Galbeedka Aragti Taariikheed / Shiikh Almis Yaxye

علامــــــــــــــات حســـــــــــــــن الخاتمـــــــــــــة

أحكام الأضحية

فضل الصلاة على المصطفى صلى الله عليه وسلم

     
     

  WARAYSIYO

 

  TACSI

 
Faduma Jibrell oo ka waramaysa meesha ay mnareyso Dekeda Laasqoray..5.9.07

Caasha Axmed Cabdalla oo taageertey Maakhir.. SBS 5.9.07

Mudane Moon oo ka waramaya Xaalada Waxbarasho ee Sanaag .. 4.9.07

War saxaafadeed, Gudoomiyaha Sanaag ee Maakhir. ... 3.9.07

Caaqil Warsame Adan Geesood ... 2.9.07

Wareysi: Xasan Badeed oo ka waramay Dekeda Laasqoray. 29.8.07

Wareysi:-Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Maakhir State. 26.8.07

Khudbad cusub oo jeediyey Col Jibriil,25.8.07

Khudbad Taariikhi ah. Col Jibriil Cali Salaad 18.07.2007

Xasan Somali, Gud. Jaaliyada Warsangeli ee UK 17.07.2007

Caawa iyo Sanaag 16.07.2007

Faduma Jibril_HR. 09.07.2007

Maakhir iyo 1da Luulyo. 01.07.2007

Dhegeyso wareysigii SALAAD FAATAX-SBC ee ku aadanaa Dhagaxa

Ciyoon iyo Sanaag

12.05.07

Caaqil Cabdulahi Cabdi Ibraahim 04.05.07

Wareysi:-Mustafe Godane iyo Ceerigaabo 22.04.07

Warbixin ku saabsan Maxamed Cali Ciise 20.04.07

Xaalada Sanaag iyo maanta 19.04.07

BAAQ DANWADAAG. 13.04.07

BAAQ BADHAN. 13.04.07

Dhahar iyo SL-PL 09.04.07

Xaalada Dagaal oo ka taagan Sanaag 08.04.07

Wasiiro ka hadlay Sanaag 31.03.07

Dowlad Goboleedka Danwadaag

Wareysi cusub oo ka waramaya Sanaag 22.01.07

Wareysi BBC Somali La yeelatey Amd Yusuf Xaji Sacid iyo Shirkii Buraan 26.08.06

Wareysi ku saabsan go'aanadii Shirka Buraan 26.08.06

Radio SSCayn:- Shirka London ee Beelaha Sool iyo Sanaag wada dega iyo Dekeda Laasqoray 19.07.06

Ceerigaabo:- Warsaxaafadeed Gudi booqanaya Ceerigaabo 12.07.06

Warbixin ku saabsan dhisida Dekeda Laasqoray iyo Shirkii Horn Relief ee London 28.06.06

BBC:- Xaalufinta iyo Macdanta Sanaag oo go'aano laga soo saarey. 27.06.06


Shirkii Badhan oo guul ku dhamaaday 03-06-06

Wareysiyadii ugu danbeeyey ee shirka Badhan 29-05-06

Wareysi:- M C Dabshid iyo Xasan Faarax 28-05-06

Warbixin iyo wareysiyo Cusub oo ku saabsan shirka Magaalada Badhan ee G Sanaag 27.05.06

Wareysi Cusub oo RL ay la yeelatay Maxamud Ciyoon 18-05-06

Warbixin ku saabsan shirka ka socda Badhan

Qurba Jooga Beesha iyo waxay ka qabaan Majiyahan 17.04.05



Wareysiyo Kale Halakan riix
 
Tacsi kasocota Jaaliyadda iyo Ardayda Reer Maakhir ee Waxkabarata Jaamacadaha Waddanka India ee Qaaradda Asia
Tacsi ku socoto General Ilka jiir, wasiirka arimahada gudaha Puntland
Tacsi ku socota Reer siciid Mohamed abdi majabir oo dhowaan ku geeryoodey Bosaaso
Geeri Naxdinleh Marxuun Cabdi Maxamuud Maxamed [Cabdi Nugaal]
TACSI TIIRAANYO LEH -MARYAN SALAX (DHOODI) oo Geeriyootey 10 December 2009 Wadanka KENYA
 

  HEALTH

 

  TECHNOLOGY

Warning for healthy aspirin users
Steaming hot tea linked to cancer
GUDNIINKA WAA MAXAY GUDNIIN? [Q 2aad, Gudniinka Dumarka]
GUDNIINKA WAA MAXAY GUDNIIN? [Q 1aad]
Dummy use link to ear infections-bbc
 
Debut for world's fastest camera
Prius 'to be part solar-powered'
Internet key to Obama victories-bbc
Casharo Kooban oo ku saabsan Computerka
Google warms to ad deal with Yahoo -FT