(HAMBALYO MEHER) MUDANE JIBRIIL AXMED JIBRIIL CAWL IYO MARWO SAHRO CABDI SHIRRE OO MEHERKOODU KA DHACAY MAGAALADDA BADHAN EE GOBOLKA SANAAG.
Dhamaan dadka hoos ku qoran oo kala jooga daafaha Aduunka waxay hambalyo hawada u marinayaan Lamaanaha kala ah Mudane Jibriil Axmed Jibriil Cawl iyo Marwo Sahro Cabdi Shirre oo Arooskoodu ka dhacay Magaaladda Badhan ee Gobolka Sanaag Taariikhdu markay ahayd 1 Luulyo Sanada 2010, Waxayna leeyihiin noqdo kuwii isku waara ee kala hela Ubad Kheyr qaba. Waxaa Hambalyadan Meherka diyara dadka kala ah.
hooyo caasho jibriil cawl |
|
|
Wersheda Kaluunka ee Laasqoray ayaa soo bandhigtey Wax soorkeeda Caalamiga ah[Warbixin iyo Sawiro]
[WARBIXIN] Xagee marayaa Machadka Iqra Institute for higher Education, kana qeyb qaado dhameystirkiisa
FADLAN- KA QEYB QAADO DHISIDA WADADA XIDID
Xagee marayaa Dhismaha Machadka Badhan ee Culuumta Sare [Iqra Institute for Higher Education]+SAWIRO
Damala Xagare ee Gobolka Sanaag ayaa la Amaanay Waxbarashadeeda[Daawo Sawiro]
Warshada Kaluunka ee Laasqoray ayaa Gaadhay Hormar Xawli ah[Daawo Sawiro Qurxoon]