CIIDAMADA ILAALADA DEEGAANKA EE DEGMADA BURAAN EE GOBOLKA HAYLAAN OO WEERARAY GOOB LAGU GUBAYAY DHUXUL.
Ciidanka Amaanka Puntand ee Degmada Buraan oo ka tirsan Gobolka Hayland ayaa Fuliyey Howlgal dhinaca Degaanka ah, Ciidamada Amaanka Degmada Buraan oo gacan ka helaya Odayaa dhaqameedka iyo Waxgaradka Xukuumada Puntland ayaa qaaday tallaabo hore oo aysan hore u qaadan ,iyagoo si gaara werar ugu qaaday dhuxulaysato Degaanada Balibusle iyo meelo kale oo ka mida dhul daaqsimeedka Degmadaasi ay ka mid yihiin.
Ciidanka ayaa gaarey Magaalada Balibusle halkaasi oo ay ku soo qabteen Gaari Nooca Waraadka ah oo xililgaasi lugu soo raray dhuxu,waxaana ay u taxabeen Xabsiga degmada Buraan ee Gobolka Hayand Halkaasi oo ilaa iminka ay ku Ciidanku ku hayaan ka dibna ay gubidonaan markay soo ajaraan howlgalkan dhanka degaanka ah ee ay Bilaabeen. Socdaalkan Ciidankan Amaanka oo isugu jirey ciidanka Birmadka iyo kuwa Darawiishta ayaa waxaa ku Weheliyey Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi oo isagu ka mid ahaa Odayaashii degaanadaasi ka tainayey isla markaasina Maamulka la qaatay sidii arrimahaasi loola tacaailahaa isla markaasina oo jaam goyn lahaa Dadka wax u dhimaya Bilicda iyo kariimada Degaanka. Ciidanka ayaa sidoo kale Xirxiray dadbadan oo iyagu lugu soo eedyey inay ka damayeen Shiddida dhuxsha iyo Cowska oo degaanadaasi dadka ku dhaqan oo maamul iyo Waxgaradba ah ay go,aan cad oo arrintaasi ku aadan ay ka sinmeen. Maxamed Axmed Ciise |
|
|
Wersheda Kaluunka ee Laasqoray ayaa soo bandhigtey Wax soorkeeda Caalamiga ah[Warbixin iyo Sawiro]
[WARBIXIN] Xagee marayaa Machadka Iqra Institute for higher Education, kana qeyb qaado dhameystirkiisa
FADLAN- KA QEYB QAADO DHISIDA WADADA XIDID
Xagee marayaa Dhismaha Machadka Badhan ee Culuumta Sare [Iqra Institute for Higher Education]+SAWIRO
Damala Xagare ee Gobolka Sanaag ayaa la Amaanay Waxbarashadeeda[Daawo Sawiro]
Warshada Kaluunka ee Laasqoray ayaa Gaadhay Hormar Xawli ah[Daawo Sawiro Qurxoon]