| Home
SHACABKA HAYLAAN '' FAROOLOW MA WEERARI KARTID GALGALA'' DAAWO SAWIRO
Mudaharaad balaaran oo ay dhigeen shacabka degmada Dhahar ayaa waxay uga soo horjeedeen Weerarka qabyaaladeed ee uu Iclaamiyey Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane C/raxman Faroole iyadoo shacabku ay ka careysnaayeen erayadii kasoo yeertey Madaxweynaha oo aheyd inuu ugu baaqayo Qabaailada iney hubkooda qaataan oo weeraraan Galgala iyo goobaha kale ee gacanta ugu jirta Wadaadka Maxamed Saciid Atam.
Mudaharaadkan ayaa waxa uu dhacay xili ay Magaalada ku sugan yihiin Cuqaalo, Aqoon yahano ku hawlan sidii arinta Bosaaso iyo Galgala inta u dhaxeysa ka ololsan loo qaboojin lahaa oo xal nabadeed arintan lagu dhameyn lahaa.
Hase yeeshee Shacabka Degmada ayaa FARIIN ADAGA u direy Maamulka Puntland iyadoo ay taasi tahey anaba Qabiil baanu nahey mar hadaad qabaailada kale ugu baaqdey iney nala diriraan iyadoo Madaxweyne Faroole lagu marin habaabshey inuu Warbaahinta ka hadlo taasina ay tahey talada uu wiilkiisa oo ugu magcaaban lataliyaha Dhinaca warbaahinta ay tahey ee aysan aheyn talo uu ku dhaqaaqo Cabqari Siyaasi ah.
Hoos ka daawo Sawirada Mudaharaadka.
Isha Sawirada. spr.fm
|
|
|


Wersheda Kaluunka ee Laasqoray ayaa soo bandhigtey Wax soorkeeda Caalamiga ah[Warbixin iyo Sawiro]
[WARBIXIN] Xagee marayaa Machadka Iqra Institute for higher Education, kana qeyb qaado dhameystirkiisa
FADLAN- KA QEYB QAADO DHISIDA WADADA XIDID
Xagee marayaa Dhismaha Machadka Badhan ee Culuumta Sare [Iqra Institute for Higher Education]+SAWIRO
Damala Xagare ee Gobolka Sanaag ayaa la Amaanay Waxbarashadeeda[Daawo Sawiro]
Warshada Kaluunka ee Laasqoray ayaa Gaadhay Hormar Xawli ah[Daawo Sawiro Qurxoon]