WAA MAGAALO SIDEE AH DEGMADA BURAAN EE GOBOLKA HAYLAAN MUUQAALO CUSUB OO DHAWAAN DEGMADA LAGA SOO QAADAY HOOS KA DAAWO.
Degmada Buraan waxaa ay ka mid tahay Xarumaha waawayn ee Gobolka Dhowaan Madaxwayne C/raxmaan shiikh Faroole magcaabay ,Waxaana degmadani ay ka mid ahayd Degmooyin fara ku tiris ahaa oo soo jireen ahaa wixii ka horeeyey ilaa xiligii sayidka ee 1920kii. Degaanada,Hadaaftimo,Buraan,Laasqoray,Ceerigaabo,Celaayo iyo Ceel Afwayn waxa ay ka mid ahayeen Degaanadii ugu horeeyey Degmoyinka somaliya gaar ahan gobolkaasi sanaag oo iminka aad baaxad u yeeshay isla markaasina markii la Cabiray Awooda degmooyinka iyo habka dhismayaasha casriga ah ee Horuumaray ay sabab u noqotay in 2gobol loo qabiyo gobolkan. Hadaba Muqaaladani waa kuwo aan ka soo qaadnay Wiigan Magaalada Buraan ee Gobolka Hayland ,xili dhowaan ay dadbadan oo boqolaal kor u dhaafaya uga Xagaa bexeen degmada oo Qiyaastii 250km u Jirta Magaalada Bosaso ee Xarunta Ganacsiga dowlada Puntland. Hoos ka daawo Sawirada. Muqaal ku saabsan Qaybta sare ee Degmada Buraan. Xaafada Gol cali ee Buraan Mid ka mida Guryaha cusub ee iminka Buraan laga bilaabay Maxamed Axmed Ciise |
|
|
Wersheda Kaluunka ee Laasqoray ayaa soo bandhigtey Wax soorkeeda Caalamiga ah[Warbixin iyo Sawiro]
[WARBIXIN] Xagee marayaa Machadka Iqra Institute for higher Education, kana qeyb qaado dhameystirkiisa
FADLAN- KA QEYB QAADO DHISIDA WADADA XIDID
Xagee marayaa Dhismaha Machadka Badhan ee Culuumta Sare [Iqra Institute for Higher Education]+SAWIRO
Damala Xagare ee Gobolka Sanaag ayaa la Amaanay Waxbarashadeeda[Daawo Sawiro]
Warshada Kaluunka ee Laasqoray ayaa Gaadhay Hormar Xawli ah[Daawo Sawiro Qurxoon]