| Home
DHAKHAATIR UU HOGAAMINAYO DR WARSAME INDHOOL OO HAWLO CAAFIMAAD KA WADA GOBOLADA SANAAG, HAYLAAN IYO BARI.+SAWIRRO
Daqatiirtan oo ka kala socdo Gobolada dalka somaliya ayaa waxaa Hogaaminaya Dr-Warsame Indhool oo ah daqtarka ugu saraya dhinaca Qaliinka indhaha ee Gobolada Puntland,Waxaana ay dhaqaatiirtani wataan Shaybaar dadka dhiiga looga qaadayo si loo ogaado cudurka qofwalba soo foodsaaray Sheybaarkaasi oo degaanada ay tegayaan aaney heli jirin oo ay safar u soo geli jireen.
Daqaatirtan ayaa qaliin ku samayey Haween iyo Caruur ku sugan Magaaloyinka,Balibusle ,Ceelbuh,Xingalool Waxaana iminka ay ku suganyihiin Magaalada Carmo ee Gobolkan Bari.
Mar aan Wax ka waydiiney Warsame Indhool Ujeedada ay ka leeyihiin qaabkan ay dhaqatiirtu Berefad ahaanta ugu guurayaan min tuulo ilaa Degmo ayuu ku macneeyey inay tahay mid ay sare ugu qaadayaan kaalinta bulshada somaliyeed ee Adeega dhinaca cafimaadka oo aysan ka jirin degaanada dhinaca sanaag iyo Hayland. Hoos ka daawo Sawirro Kale
|
|
|





Wersheda Kaluunka ee Laasqoray ayaa soo bandhigtey Wax soorkeeda Caalamiga ah[Warbixin iyo Sawiro]
[WARBIXIN] Xagee marayaa Machadka Iqra Institute for higher Education, kana qeyb qaado dhameystirkiisa
FADLAN- KA QEYB QAADO DHISIDA WADADA XIDID
Xagee marayaa Dhismaha Machadka Badhan ee Culuumta Sare [Iqra Institute for Higher Education]+SAWIRO
Damala Xagare ee Gobolka Sanaag ayaa la Amaanay Waxbarashadeeda[Daawo Sawiro]
Warshada Kaluunka ee Laasqoray ayaa Gaadhay Hormar Xawli ah[Daawo Sawiro Qurxoon]