| Home
[DHEGEYSO] SHEEKH MAXAMED SICIID ATAM OO WAREYSI SIIYEY IDAACADA VOA
|
Sheekh Maxamed Saciid Atam ayaa wareysi dheer siiyey idaacada VOA-da qeybteeda Afsomalia iyadoo uu wareysigaasi taabtey dhowr arimood iyadoo ay ugu weyneyd inuusan ka mid aheyn xoogaga ka dagaalama Koonfurta Somalia ee Alshabaab.
Sheekh Maxamed waxa kale oo uu xusey iney hore isu qabteen Maamulkii Cade Muuse isla markaana ay heshiiyeen hase yeeshee in madaxweynaha hada talada haya uusan qaadi kareyn heshiis waayo kuwii hore ayuu ka baxay.
|
|
|
Wersheda Kaluunka ee Laasqoray ayaa soo bandhigtey Wax soorkeeda Caalamiga ah[Warbixin iyo Sawiro]
[WARBIXIN] Xagee marayaa Machadka Iqra Institute for higher Education, kana qeyb qaado dhameystirkiisa
FADLAN- KA QEYB QAADO DHISIDA WADADA XIDID
Xagee marayaa Dhismaha Machadka Badhan ee Culuumta Sare [Iqra Institute for Higher Education]+SAWIRO
Damala Xagare ee Gobolka Sanaag ayaa la Amaanay Waxbarashadeeda[Daawo Sawiro]
Warshada Kaluunka ee Laasqoray ayaa Gaadhay Hormar Xawli ah[Daawo Sawiro Qurxoon]